Madaxweyne Deni oo kulan is barasho ah la yeeshay Magatte Guisse (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR usoo magacowday Soomaaliya Magatte Guisse iyo Wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ahaa isbarasho iyo is xogwarwysi ayaa looga hadlay xaaladda Qaxootiga ku nool Puntland, dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo horumarinta Mashaariicda UNHCR ka wado Puntland. Wakiilkan … Continue reading Madaxweyne Deni oo kulan is barasho ah la yeeshay Magatte Guisse (Daawo Sawirro)